webi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Biyo xoog leh oo durudur iyo togba ka weyn oo aan badanaa go'in.
  2. (juqr.) Durdur biyo macaan ah kaasoo ugu yaraan qayb sannadka ka mid ah ay ka weyntahay dur dur yar, waxayna martaa kanaal dabiici ah, oo ay dhinacyada ka xadeeyaan qarar, kuna shubma badda ama xaro, ama webi kale.
  3. 1. Cid wax u diyaarin. 2. Cid qaddarin la'aan u muujin.