weelQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-lal, m.l)Macnaha:Wax kasta oo gudo leh oo wax lagu shubto ama lagu rido ama lagu karsado.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0