weyddiin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg weyddii. ld weyddis.

weyddii

Qaabnax: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. 1. Qof si jawaab looga halo su'aal u jeedin; warso. 2. Cid wax ka codsasho.