weynee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-neeyay, -neysay)

Macnaha:

  1. 1. Wax, wax weyn ka dhigid. 2. Cid qiimo u yeelid. 3. Is w.: wax weyn iska dhigid (qof). 4. Iska w.: qof cid iska sarreysiin. ld weyneysii.

weyneysii

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. ld weynee.