weyneysQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld weyneyn¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
weyneynQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg weynee. ld weyneys, weyneysiin.(fiis.) Summad M. Cabbirka xaddiga uu qalab obtikaad kordhiyo ama yareeyo xajmiga huumaagga. Waana saamiga baaxadda huumaagga iyo baaxadda walaxda.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00