xaajoo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. La x.: cid arrin kala doodid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur