xabbisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-syo, m.dh)Macnaha:Dadka dembiga gala, meesha lagu xiro oo lagu hayo; xarig. ld xabsi.Qof xabsi gelin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
xarigQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Daliigo xaskul ah ama mayrax ama caw ama xariir ama bir ama wax kale oo inta la isku jebsho tidco, wax lagu xiro ama lagu jiido. 2. Xabsi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
xabsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld xabbis¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00