xagaa
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-aayo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Afarta nur oo sanada midkood; wuxuu u dhexeeyaa guga iyo dayrta; xilliga xagaayadu da'do. ld xa-gaay.
- (c.fal.) Loolka dhexe, waa xilliga ku xiga guga, xiddigis ahaanna waxa loo tixgeliyaa inuu ku beegan yahay kubbad badhka min hornaqa xagaaga (21 juun) ilaa caano maallada isle eg ee dayrta (21 sebtember).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

