xalay

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Habeennadii la soo dhaafay, kan ugu dambeeyay. ld xalayto.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xalayto

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld xalay.