xaqsoor

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Garsoor; caddaalad.
  2. Si caddaalad ah u garsoorid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

garsoor

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Si aan eex lahayn oo wax loo xukumo; cadaalo. 2. ld garsoori.
  2. Si aan eex lahayn wax u xukumi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caddaalad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Maamul ku dhisan eex la'aan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur