xeel

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Tab iyo maaro wax lagu xalliyo. ld xeelad, xeelo, xiilo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xeelad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld xeel.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xeelo

xiilo