xigidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg xig³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xigQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Xaskul.1. In yar oo hoore ah. 2. Neef dhawaan la maalay caano yar oo candhadiisa ku soo dhaca.1. Wax, wax kale u dhowaansho. 2. Xiriir qaraabanimo yeelasho.Lamidka: XaskulSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0