xoqid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xoq³. ld xogid.

xoq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Beeyo qolof lagu fujiyo oo aan saafi ahayn. ld xog¹, xog², xoq².
  2. ld xoq¹.
  3. 1. Wax ciddiyaha marmarin. 2. Wax hoolid. 3. Cusbo gaar ah carruur dabada ka gelin. ld xog³.

xogid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld xoqid.