xogQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld xoq¹.1. Arrin xaqiiqdeeda dhabta ah. 2. ld xoq¹.ld xoq³.+Ku dar▲0▼0
xoqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Beeyo qolof lagu fujiyo oo aan saafi ahayn. ld xog¹, xog², xoq².ld xoq¹.1. Wax ciddiyaha marmarin. 2. Wax hoolid. 3. Cusbo gaar ah carruur dabada ka gelin. ld xog³.▲0▼0