xumaynQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg xumee. ld xumays¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xumeeQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)Macnaha:Cid xumo ku samayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
xumaysQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld xumayn.1. Cawro; oogada dadka inta la qarsho. 2. Hilbaha inta uurkujirta ah. 3. Xoolaha iyo dadka intooda tabarta yar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0