yaaq
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (bot.) Geed dheer oo aad iyo aad u sal iyo jirrid iyo dhex weyn: mayraxdiisa waxaa laga sameeyaa xargo iyo waxyaalo kale; mirihiisu waxay leeyihiin qaabka qulucda, buruq la cunana waa leeyihiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

