Qaamuus.net

Qaybaha Ereyada

Ereyada ku baadh xarafka ay ka bilowdaan ama qaybta aqoonta.

Ereyga Maalinta

Eeg kaydka
August 31, 2026

ciidan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Qof, cid hawl u qabto ijaarna ka qaata. 2. (-ammo, m.dh) Xoog abaabulan, hubeysan oo qoran u qaabbilsan difaaca dalka. 3. (e.d) C.amow!: hayaay!, waawareey!.
  2. U c.: qof, cid u gargaarid.

Xarfaha Af-Soomaaliga