Site icon Qaamuus

ereyga

aqoon farsamo
(m.dh)

1. (qaan.) Ficil ama xaalad sharciyeesan uu sharcigu oggolaaday ama ansixiyey. 2. Hab aqooneed, ama xeelad wax lagu sameeyo hawl, farsamo, gaar ahaan dhinaca cilmiga ama farsamada.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aqoon farsamo

meheradlaawe [m.l] (-wayaal, m.l/dh)
Qof aan shaqo lahayn, ama aqoon farsamo uu ku xoogsado.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version