Meheradlaawe
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-wayaal, m.l/dh)Qof aan shaqo lahayn, ama aqoon farsamo uu ku xoogsado.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga meheradlaawe ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg