Site icon Qaamuus

ereyga

ashqaraari
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Cid ashqaraar ku ridid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ashqaraari

ashqaraar [m.l]
1. Yaab weyn; amakaag. 2. ld ashqaraarid.

ashqaraarid [m.f.dh]
eeg ashqaraar². ld ashqaraar¹ (2).

ashqaraarin [m.f.dh]
eeg ashqaraari.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version