Ashqaraar

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Yaab weyn; amakaag. 2. ld ashqaraarid.

Ashqaraar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Yaab weyn iyo fajac la kulmid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ashqaraar

abyan | amakaag | ashqaraari | ashqaraarid | ashqaraarin | fajac |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg