Site icon Qaamuus

ereyga

Baalid

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

B. ah: wax muddo dheer jiray oo aad u gaboobay.

Baalid

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Wax muddo dheer jiray, aad u gaboobid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baalid

yabaalid | qaarxabaalid | xabaalid | baalidid | buubaalid | dabbaalid | isxabaalid | jagaf |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version