Bayhoof
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:B. ah: qof busaaradi hayso oo baahidiisa meel uu la aado aan garanayn.
Bayhoof
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Qurbe dhibaato kala kulmid; qof busaarad, rafaad iyo dhibaato dhaqaale la kulmid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bayhoof ↴
daadduun | daadduun | bayhoofid | bayhoofsan | bayhoofsanaan | bayhoofsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg