bayhoofsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Cid bayhooftay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bayhoofsan ↴
bayhoofsanaan [m.f.dh]
eeg bayhoofsan. ld bayhoofsanaansho.
bayhoofsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld bayhoofsanaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg