Site icon Qaamuus

ereyga

Cabbur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Xirmidda sanku neeftu ku xiranto, duray, sanboor iwm awgood. ld cabburid.

Cabbur

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Xubnaha hawomareenka neef si ciriiri ah uga soo bixid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cabbur

cabburi | cabburid | cabburin | cabbursan | cabbursanaan | cabbursanaansho | hurgun |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version