Hurgun
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Caalirka iyo fasaska ku dhaca meel hore u jirranayd. ld hurgumo¹.
Hurgun
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(daaw.) Dhiig ku uruursamid xubin dhexdeed. Waxaana keena cadaadiska ku soo noqda xididdada dhiigga cabburidda sambabada iyo beerka waxay dhacdaa markii uu wadnuhu hawl gabo.
Hurgun
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-umay, -untay; -umi)Meel hore u bugtay hoos ka caalirid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hurgun ↴
dhurgun | dhurgun | dhurgunsan | dhurgunsanaan | dhurgunsanaansho | hurgumeysan | hurgumeysnaan | hurgumid | hurgumo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg