Site icon Qaamuus

ereyga

Dammiin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld damiin.

Dammiin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Qof la yaqaan oo qof kale mas'uul ka noqda. ld damiin¹.

Dammiin

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)

Qof kale mas'uul ka noqosho (qof). ld damiin².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dammiin

andaqaad | damiin | damiin | damiin | damiinad | damiinad | damiinid | damiinnimo | damiinnimo | damiino |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version