Site icon Qaamuus

ereyga

deli
(m.l) (-iyo, m.l)

Meel laga dhaco oo hoobad ah; dalow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh deli

beddelid [m.f.dh]
eeg beddel². ld baddal¹, baddalaad, baddalid, beddel¹ (1,2), bed.

dalow [m.l] (-wyo, m.dh)
1. Wadaan ramal ah; baaldi. 2. Haadaan ama meel dheer oo hoobad ah; deli. 3. Qof dalkiisii dhibaato awgeed uga cararay ee meel kale degaansada. 4. ld dalaabid.

deldelid [m.dh]
ld daldalid.

delidhac [m.l]
1. Jar ka dhac. 2. ld delidhacid.

delidhac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday; -dhici)
Ka dhicid meel deli ah.

delidhicid [m.f.dh]
eeg delidhac². ld delidhac¹ (2).

isbeddelid [m.f.dh]
eeg isbeddel².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version