dhiigyari
(m.dh)ld dhiigyaraan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhiigyari ↴
dhiigyaraan [m.f.dh]
eeg dhiigyar. ld dhiigyaraansho, dhiigyari, dhiigyaro.
dhiigyari-daran [m.dh]
(daaw.) Nooc dhiigyari ah oo ay keento fitamiin B12 oo yaraata, waxayna ka timaadda ama maqnaanshaha walaxda loo yaqaan (intrinsic factor) oo sahlan fitamiin B12 ka gudubto xiidmaha oo ay dhiigga u gudubto, ama cunnada oo ay ku yartahay fitamiinka Dh.dad. waxa lagu yaqaan sameynta unugyada cas-cas ee dhiigga oo cilladeysan. Dhuuxa lafta oo ay ku jiraan unugyo loo yaqaan megaloblastas.
tiire [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
Geed iskiisa isaga baxa oo xididdadiisa u ah dawo nooc ka mid ah dhiigyarida carruurta.
wadnabbaab [m.l]
Dhicid iyo miyirdoorsan yar oo tabarxumo ama dhiigyaridu sababto.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg