Site icon Qaamuus

ereyga

Dhilmaanyo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Cayayaan duula, leh afar baal, lix lugood af dhuuban leh oo ay xoolaha iyo dadka dhiigga kaga nuugto. 2. Cudur kaneecada laga qaado; duumo; dhaxan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhilmaanyo

dhalmaanyo | kaneeco |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version