Site icon Qaamuus

ereyga

Gaabi

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Qiyaas dheerer oo intii laga rabay ka gaaban.

Gaabi

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. (f.g) Wax dheeraa wax ka dhimid. 2. (f.mg) Aayar u socosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaabi

gaabin | gaabis | maangaabi | saandambee | tafajiid | uugaabid | xaaxeeyo | abeeso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version