Abeeso

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Nooc halaqa ka mid ah, halis ah, gaabiya oo leh madax weyn, barabaro iyo neef ay isku difaacdo oo hadba ciidda ay ku nooshahay midabkeeda yeelato.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abeeso

yaxaas | abeesajilfaaley | abeesojufaaley | abeesow | camaaryaley | galdhacso | maroodiyow | maso | shuuq |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg