Site icon Qaamuus

ereyga

garmaame
(m.l)

1. Orod iyo durduro farduhu sameeyaan waqtiga barwaaqada ah. 2. Dhoollatusad. 3. ld garmaamay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garmaame

carcoorri [m.dh]
Bawdaqaawis been ah; garmaame.

garmaamayn [m.f.dh]
eeg garmaamee. ld garmaame (3.

garmaamee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-meeyay, -maysay)
1. Garmaame samayn (faras). 2. Dhoolla-tusad samay.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version