Site icon Qaamuus

ereyga

kabbisii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)

Cid caano iwm in uu kabbado u oggolaansho. ld kebbisii.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabbisii

fiiqsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Hoore cid aayar kabbisiin.

kabbisiin [m.f.dh]
eeg kabbisii. ld kebbisiin.

kebbisii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld kabbisii.

kebbisiin [m.dh]
ld kabbisiin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version