Kasbo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Bir af dhuuban oo lagu eego muunada badar jawaan ku jira; bunbay.
Kasbo
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-baday, -batay)1. Wax tacbasho. 2. Cid kalsoonideeda hanasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kasbo ↴
bunbay | kasbasho | kasbee | khibrad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg