bunbay
(m.l)Bir af dhuuban oo lagu eego muunada badar jawaan ku jira; kasbo¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bunbay ↴
kasbo [m.dh]
Bir af dhuuban oo lagu eego muunada badar jawaan ku jira; bunbay.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg