Site icon Qaamuus

ereyga

Laac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Muuqaalka guud ee geedaha cagaaran.

Laac

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

1. (f.g) Gacan fidsan wax ku tiigsasho. 2. (f.mg) Ka l.: cunto, cabbitaan iwm deg-deg u dhammaysasho. 3. (f.mg) Naq baxay muuqasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laac

haabo | laacayaal | laacdamid | laacdan | laacdan | laace | laacib | laacid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version