Haabo
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-btay, -batay)Wax in yar durugsan gacan ku laacid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haabo ↴
haabasho | dhaabo | indhadhaabo | sannahaabo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg