Mamnuuc
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:M. ah: wax aan fasax loo qabin sameeyntooda.
Mamnuuc
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)Wax, wax reeban ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mamnuuc ↴
maanacan | mamnuucan | mamnuucid | mamnuucnaan | mamnuucnaansho | mamnuucnow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg