Site icon Qaamuus

ereyga

Midiidin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Qof la nool cid uu u shaqeeyo oo aan wax abaalmarin ah lahayn; aadeege; khaaddin. ld madiidin¹.

Midiidin

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-imay, -intay; -imi)

1. Hawl si aad ah u barasho. Tus. “Cali hawshii buu midiidimay.” 2. Weel la culay aad u catireyn. ld madiidin².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga midiidin

dabadhilif | kabsid | madiidin | madiidin | madiidinnimo | madiidinsad | madiidinsasho | madiidinsi | madiidinso | midiidimi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version