Nabadsugid
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Ciidan ka tirsan ciidammada qalabka sida oo u xilasaaran la socoshada deggenaanta iyo nabadgelyada dalka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nabadsugid ↴
dabaggal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg