Dabaggal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Baaris qoto dheer oo lagu sameeyo wax qarsoon oo la doonayo in la hubsado. 2. ld dabaggelid. Cidaan qaabilsan baaridda arrin la tuhunsanyahay in ay dhacday ama dhici doonta. 3. Ciidanka nabadsugidda qayb ka mid ah oo qabilsan la socoshada arrimaha dibloomaaysiyiinta.

Dabaggal

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-galay, -ashay; -geli)

1. Cid, cid kaloo ka horreeysa gadashooda istaagid ama socosho. 2. Wax qarsoon, baaritaan qotodheer leh ku samayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabaggal

raadqaad | dabaggelid | dabajoog | isdabaggal | isdabaggal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg