Site icon Qaamuus

ereyga

Qalqaali

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Hawl qabashadeeda isku taxluujin ama qabanqaabin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qalqaali

qalqaalin | qalqaalis | qalqaalo | shukaami |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version