Qalqaalo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. ld qalqaalin. Isku dubbarididda hawl arrin iwm qabashadooda. 2. Hanti aan badnayn oo qof la siiyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qalqaalo ↴
qalqaalin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg