Site icon Qaamuus

ereyga

Qanac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Raalliggelin, maqsuudin. 2. Kadhaadhicin, aaminaad. 3. Q. badan: qof wax yar ku qanca.

Qanac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ncay, -nacday; -nci)

1. Qof arrin ama wax kale raali ku noqosho. 2. Wax ka quusasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qanac

qanacsan | qanacsanaan | qanacsanaansho | qancid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version