Qanacsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. Cid, wax raali ku ah ahaansho. 2. Cid, wax ka quusatay ahaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qanacsan

qanacsanaan | qanacsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg