Site icon Qaamuus

ereyga

Qasil

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Caleenta geedka gobka oo shiidan oo loogu qabeysto saabuun ahaan. 2. ld qasaasilid. Mayrista cuntada qaarkeed sida bariiska iwm la mayro inta aan la karin.

Qasil

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ilay, -ishay)

ld qasaasil².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qasil

qasaasil | qasaasilid | qasilasho | qasilid | qasilo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version