Qasaasil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Q. ah: badar, bariis iwm oo dhagxaantii ama wasakhdii ku jirtay biyo looga saaray. 2. ld qasaasilid.
Qasaasil
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ilay, -ishay)Badar, bariis iwm dhagxaantii ama wasakhdii ku jirtay biyo uga saarid. ld qasil².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qasaasil ↴
qasaasilid | qasil | qasil | qasilid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg