Site icon Qaamuus

ereyga

Roob

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bab, m.l)

(fiis.) Dhibco biyo ah oo kala baxsan oo ku da'a dhulka kana soo da'a daruuraha, waxaana sameeya qaboob-ka xarfadka ku dhaca uumi biyoodka gibilka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga roob

oddoros | da' | maadaama | oddoros | yaare | caac | daad | daad | daad | laancaddaad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version