Da'

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. ld da'aad. Inta sano, bilo, maalmo iwm ee nafley jirto laga bilaabo maalintii uu dhashay; cumri. 2. D. ah: qof sanado badan jira; duq. 3. Dad hal casri wada nool. duq, da'aad

Da'

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-'ay, -'day; -di'i)

1. Roob cirka ka imaansho. 2. Hoore, si dhibic dhibic ah u daadasho. hoore

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga da'

aaddan | oday | odayow | oddoros | da' | da' | da'aa | da'aad | aalo | maadaama |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg